Qeexid

"eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexdhexaadin oo kali ah:
  • Tabobaraha Turkiga Senol Gunes ayaa mid qayrul-sharci ah ku tilmaamay rigoorihii guusha lagaga xayuubsaday, wuxuuna eediisa u xambaariyay garsoorihii ciyaarta dhexdhexaadinayay oo dhalashadiisu K. Kuuriya ahayd.
  • Taasina waa midda keentay dadaallada iyo dhexdhexaadinta xawaaraha ku socda oo Qaramada Midoobey ay ka dhex waddaan DFKM iyo Is-bahaysiga xarruntoodu ay Casmara tahay.