Qeexid

"Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexdhexaadi oo kali ah:
  • Nicolas Bwakira oo Muqdisho kula hadlay warbahinta ayaa sheegay inuu gudoonsiiyay madaxda DF warqad casuumaad ah oo uu kaga keenay madaxda Midowga Afrika, si loo dhexdhexaadiyo.
  • Labada Wefti, waxaa kulama kala duwan la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga oo la filiyo in ay ku hawlan yihiin, dhexdhexaadinta labada dhinac ee is-haya Maamulka Muqdisho iyo Kooxda SRRC.