Qeexid

"Bartame."

Qeexid Xigta

Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexdhexaad oo kali ah:
  • -Komishanku miyaanu madax banaaneyn oo uuna dhexdhexaad ka aheyn 3-Miyaaney qalad aheyn in dib loo dhigo natiijada oo 4-Gudoomiyihii komishanku mudane Cadami muxuu uga gaabsadey ku dhawaaqitaanka natiijada ee uu Cablillahi jawaan uu ugu dhawaaqay?
  • Labada xisbi qaran ee UCID iyo KULMIYE, iyagoo tixgelinaya danta guud ee qaranka, waxay ogoladeen go’aamadii ka soo baxay guddida dhexdhexaadinta ee ay sababtay muddo kordhinta is daba jooga ahayd iyo dib u dhacyadii doorashada madaxweynaha.