Qeexid

"Ka dh.: dugaag, col iwm meel weerarid."

Qeexid Xigta

Ka dh.: cudur, colaad iwm meel ka dillaacid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexdhac oo kali ah:
  • Ra’iisal-wasaaraha Israel, Ariel Sharon aqbalaada uu muujiyay inuu la kulmo Ra’iisalwasaaraha Falastiin, Maxamuud Cabaas waxa ay muujinaysaa inuu u soo debcay cadaadiskii ay adduunyadu ku haysay si uu u aqbalo nabad waarta oo ka dhexdhacda labada dhinac.
  • Sidad la wada socotaan waxay Dolwladdu ka gaartey go’aan kama dambeys ah dhibaatadadaas ka dhexdhacdey beelaha Gobolka Barri qaarkood, haseyeeshee waxaa dhiman sulixii dhaqanka iyo dhiig kala qaadashadii.