Qeexid
(-rayaal, m.l/dh) Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.
(-rayaal, m.l/dh) Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Weel dhobo ah oo wax lagu karsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhirirkiisa cabirid.
Qeexid Xigta: Bawd, derbi iwm dherer u raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dheriggirgire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhereri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dherer2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rgay, -regtay; -rgi) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dheeraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
Qeexid Xigta: Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
Qeexid Kale: Fogaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheeraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab3 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
Qeexid Xigta: Barwaaqo; ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dhergi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhergey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhergin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhergi. ld dherjin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhereg3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]