Qeexid

"(-iyo, m.dh) Weel dhobo ah oo wax lagu karsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheri oo kali ah:
  • Hadalkaa Maxamuud Aadan Dheri, kadib waxaa isna halkaa erayo kooban oo mahad celin ah ka jeediyay Guddoomiyaha cusub ee xilka la wareegay Cali Cabdi Hurre.
  • Sanad walboo 4-aad waa inuu maalindheri ahaadaa, maxaa yeelay aduunka 365 maalin in ka badan bay ku qaadata halkii wareeg.