Qeexid

"Wax dhirirkiisa cabirid."

Qeexid Xigta

Bawd, derbi iwm dherer u raacid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhereri oo kali ah:
  • Dhanka kale, ciidamo Ethiopian ah ayaa saakay isku dhereriyay jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye, waxaana wararku ay sheegayaan in ciidamadan qaraxyo lala beegsaday, balse aanay jirin khasaare gaaray.
  • Marka aad Hadraawi qof ahaan si wanaagsan u taqaano, dhuuxdana maansadiisa ee aad isku dhereriso sida uu u macaamilo ama u nool yahay iyo meerisyada beydadkiisa maanseed, waxa kuu soo baxaya wax isku mid ah ama isu eg oo aan la kala sooci karin.