Qeexid

"Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog."

Qeexid Kale

Fogaan.

Qeexid Xigta

Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dherer oo kali ah:
  • Marka uu kordho dhererka biyo-shubka uu dhulku leeyahay waxaa korodha fursadda nabaad-guurka ku dhacaya ciidaa ee ay keenayaan socodka daadka ka dhasha roobabka da’a.
  • Hektar waxaa lagu qeexaa 10,000 mitir isku wareeg (square meter) oo la mid ah (100 m dherer lagu dhuftey 100 m balac ).