Qeexid

"Wax dhergey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheregsan oo kali ah:
  • Waxa keliya ee la isweydiinayay kama badnayn ma dhab-baa geerida Madaxweyne Cigaal, iyo waxa keenay geerida deg-dega ah oo aan dad badani ka dheregsanayn inuu jiray xannuun halista intaa le’eg leh oo uu qabay Madaxweynuhu.
  • Waanu ognahay oo diirada ayaanu ku haynaa, waanuna ka dheregsanahay inay koox wanaagsan tahay, ayna leedahay ciyaartoy deg-deg badan oo wax-qabadkooda laga warhayo,” sidaa waxa yidhi Guti oo xaga hore uga ciyaara Real Madrid.