Qeexid

"Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho."

Qeexid Xigta

Barwaaqo; ladnaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhereg oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu aad uga dheregsanaa hannaanka shisheeyaha iyo raggii hogaamiyeyaasha ka ahaa Yurub iyo Maraykanka, iyo boqortooyinkiyo ilbaxnimooyinkii Turkiga, Giriiga, Roomaanka, iwm.
  • Haddaba innagoo ka dheregsan xaaladda dawlad la'aanta iyo wixii wadanka ka dhacay muddadaas ayaa waxaan ku tilmaami karaa waqtigii ugu adkaa ee Soomaalidu soo marto inta la xusuusan yahay.