Qeexid

"(-do, m.l) Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhenged oo kali ah:
  • Jidadku iftiin hagaagsan ma leh, waana muush cammiran oo dhengedda kor loo tuuraa qof madaxa kaga dhacayso.
  • Xirsi Jaamac Dhenged oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidamada Sirdoonka Puntland ( PIS).