Qeexid

"dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheh oo kali ah:
  • Ciidamada DFKMG ah oo sida Maydka Madaxweynhii hore Amaanka magaalada Muqdisho aad ayaa loo adkeeyay dhamaana waxaa la dhehi karaa gobaha ganacsiga magaalada boqolkiiba sideedan wey xirnaayeen.
  • Hadalkana nin yidhi waa dhigaa sii dheh baa dilaye Inaan dhaabadeeyaan rabaa dhawr kal dabadeede Dhaxalkeeda nimankii lahaa way dhebaan-dhebiye Iyagaa dharaaraba intaan dhaafay sii odhane.