Qeexid

"Wax meel ku naban ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegsan oo kali ah:
  • Dhammaan taandhooyinka la dhisay tiradoodu intay doonto ha leekaatee waxay ahaayeen qaar hawanaya oo aanay cidi dhex joogin marka laga reebo ciidanka ilaalada ah, iyadoo meel u dhaw dhoobada dhexdeeda ku dhegsan yihiin kumanaan qof oo bilaa hoy ah.
  • Albaabka Moofada, waxa ku dhegsanaa Boodh gaboobay oo ay ku qoran tahay Moofada Boodhari, waxaana horteeda yaallay qadar Xaabo ah, halkaas oo ahayd meesha keliya ee qoraal Cilmi lagu xusuustaa ku yaallo.