Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Nin aan wax maqlin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegoole oo kali ah:
  • Kuwo meelo kale wax ka qaba, sida dhegoole, indhoole iyo maalaayiin magac oo foolxumo, cay, iin iyo aflagaaddo huwan oo la joogteeyey dabadeedna sidaa ku qabatimay.
  • Kuwo meelo kale wax ka qaba, sida dhegoole, indhoole iyo maalaayiin magac oo foolxumo, cay, iin iyo aflagaaddo huwan oo la joogteeyey dabadeedna sidaa ku qabatimay.