Qeexid

"Wax meel ku naban ahaansho."

Qeexid Xigta

Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheggan oo kali ah:
  • Warsaxaafadeedku waxa uu intaa ku daray in sidaas darteed Madaxweynuhu weydiiyay Danjire Ugaro sababta Talyaanigu ugu sii dheggan yahay mawqifka cadownimada u muujinaya Somaliland.
  • Suufiga Soomaaliya waxaa uu maanta u qeybsamay kooxda la dagaallameysa Shabaab iyo kuwo mabda'a Suufiyada ee dagaal diidka ah ku dheggan.