Qeexid

"Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid."

Qeexid Xigta

Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegeyso oo kali ah:
  • Dhegeyso lahjadaha lagaga hadlo meelo kala duwan.
  • Dhegeyso khudbada Madaxweynaha oo dhinacyo badan taabanaya.