Qeexid

ld dhegeysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegeysi oo kali ah:
  • Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du ha u Sinaato Soomaaliya iyo Somaliland aanta afka Soomaaliga ee BBC-da oo la aasaasey 1957kii gumeysigii ingiriisku waxa uu ugu talogaley dhegeysigeeda dadka reer Somaliland ee reer waqooyi, kuwaas oo uu gumaysan jiray.
  • Maamulka Riyaale oo xusuustiisa siyaasadeed wax u dhinmeen ayaa u nuglaaday dhegeysiga siyasiyiin iyo hawlwadeno aan xiriir badan la lahayn dadka Sool badankood hase ahaatee yaqaan sida loo ciyaaro kubadda abtirsiinyaha marka gobolka la joogo.