Qeexid
Qoyaan layiig ah oo wuxuu taabto qabsada sida xabagta iyo caanaha cinjirka iwm.
Qeexid Xigta
Baqbaqqa indhaha ama wasakh kale.
Qoyaan layiig ah oo wuxuu taabto qabsada sida xabagta iyo caanaha cinjirka iwm.
Baqbaqqa indhaha ama wasakh kale.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Subag iwm xarkagid.
Qeexid Xigta: Cid iwm nabmid.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubinta maqalka nafleyda.
Qeexid Xigta: Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Qeexid Kale: Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed yar oo leh sabuul qodxo leh oo ku dhega wixii taabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Labada dhinac ee laga raro geelo middood.
Qeexid Xigta: Markabka dushiisa sare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan.
Qeexid Xigta: Carro cusboole ah.
Qeexid Kale: Wasakh, uskag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku dh.: wax meel ku nabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
Qeexid Xigta: Barwaaqo; ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rgay, -regtay; -rgi) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dheg2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ku dh.: sheeko dhegeysigeed isku illaawid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku illaawidda sheeko dhegeysigeeda la isku illaawo. ld dhegbasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Dhasha yaryar oo nafleyda qaarkeed (lo', deero iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muruqyada ku dhegsan garabka iyo daqayaha dhabarka midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Cid aan sumcad lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhegala' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Nafley aan wax maqlin ahaansho.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku naban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhegala'aan m.f.dh eeg dhegala'.
m.dh
Qeexid: Nooc fallaarta dhegta leh ka mid ah oo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]