Qeexid
U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.
[-laaday, -laatay]
f.mg3U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhegannugul. ld dhegannugeyl, dhegannuglaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: U dh.: qof, waxa la faro si sahlan u fuliyo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabci qof leeyahay oo u oggolaado in uu si sahlan u fuliyo wax la faray. ld dhegannuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh eeg dhegannuglow. ld dhegannuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Qof aan dhegaha si fiican wax uga maqlin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Ku n.: cid wax u dabacsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -kaaday, -kaatay
Qeexid: Wax dhega-adag noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku naban ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhegala' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Nafley aan wax maqlin ahaansho.
Qeexid: dhegala'aan m.f.dh eeg dhegala'.
m.l
Qeexid: Maqalka dhegaha oo siyaado.
Qeexid Xigta: Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday.
Qeexid Kale: ld dhegafarasow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Maqalka dhegaha kordhid.
Qeexid Xigta: Sharqamo aan jirin maqlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid dhega beel ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Qeexid Xigta: Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc fallaarta ka mid ah leh laba ganood oo u jeeda gadaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhegatirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xubinta maqalka nafleyda.
Qeexid Xigta: Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Qeexid Kale: Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]