Qeexid

"ld dheeraad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeri oo kali ah:
  • Warku wuxuu intaa ku darayaa in markii uu qaraxa dhacay kadib ay halkaasi xereen ciidamada Booliska Puntland oo feejignaan sare galay, iyadoo aan laga heli karin faah faahin dheeri sababo la xariira goobta oo aan la tegi karin.
  • Waxa sidoo kale xilli dheeri ah loogu daray cashuur dhimistii dadka sanadkii ay soo gasho 450,000 oo dollar, taasoo uu dhaqan galiyey madaxweynihii hore ee Maraykanka George W. Bush Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhagesyo.