Qeexid

"ld dheerayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheerays oo kali ah:
  • Laakiin waxa ay inoo raaciyeen in haddii hooyo kasta ay u dheerayso siinta naaska ilmaheeda in uu xiriirkoodu noqonayo mid caafimaad qaba oo aad u fiican.
  • Dadkeennana ma yara inta maskax-laabashada uga dheeraysa diinka laftiisa.