Qeexid

Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale.

Qeexid Xigta

Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeman oo kali ah:
  • Waa dheeman iyo luul ku jira dhib iyo laystaane *3.
  • Botswana, waxay ka mid tahay wadamada ugu daqliga badan Africa, taasoo ay ka helaan kaydadkooda dheemanka iyo macdanta.