Qeexid

ld dheelmasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheelmad oo kali ah:
  • Sannadkii 54-aad ee hijriyada wuxuu Usaama isagoo aad ugu hilowsan ugu dheelmaday la kulanka Eebbe (sw), sidaasna ayuu ku geeriyooday.
  • “Goobtaan fadhiistaba meel Goray ka dheelmaday, Guul-daro hay ahaatee, garran-maayo aniguye maxa guurka igu daray”ayuu Biixi ku hallaanhalay.