Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dheellitiray noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheellitiran oo kali ah:
  • Waxaan kaloo akhriyey maqaal uu Ibrahim Hawd oo uu si dheellitiran uga faallonayo arrintaas.
  • Waxaan kaloo akhriyey maqaal uu Ibrahim Hawd oo uu si dheellitiran uga faallonayo arrintaas.