Qeexid

"Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac."

Qeexid Kale

ld dheellitirid.

Qeexid Xigta

Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheellitir oo kali ah:
  • Waxaan kaloo akhriyey maqaal uu Ibrahim Hawd oo uu si dheellitiran uga faallonayo arrintaas.
  • Waxaan kaloo akhriyey maqaal uu Ibrahim Hawd oo uu si dheellitiran uga faallonayo arrintaas.