Qeexid
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow1, dheerallaabo, dheerallow1.
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow1, dheerallaabo, dheerallow1.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dheerallaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dheelallaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dheelallaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
Qeexid Xigta: ld dheelaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dheelallaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dheelaas1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socodka habeenkii la socdo; guuro. ld dheelmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Nafley habeen socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
Qeexid Xigta: T. qaad: arrin wax ka qabasho.
Qeexid Kale: (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: ld laablaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dheel2.
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ciyaarid.
Qeexid Xigta: Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -looday, -lootay
Qeexid: ld dheelallaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, ml.) Cayaar. ld dhayl1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax meel ku mudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laallaabo