Qeexid

"(-hmay, -hantay; -hmi) Wax la dheehay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheehan oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee waxaa maalmaha soo socda muuqan doonta sida uu axmed Siilaanyo uu u xusho golihiisa wasiirada iyo wadada uu qaadi doono, taaso lagu dheehan doono waayo aragnimadiisa iyo koriimada maskaxeed ee lataliyeyaashiisa.
  • Wasiiraddu su’aalihii Jaaliyaddu weydiinaysay, waxay dhammaantood uga jawaabeen si deggan oo diblomaasiyadi ku dheehan tahay, iyaga oo isku dayay in qofkasta oo su’aal qaba ay ugaga jawaabaan si kalsooni leh.