Qeexid

"Lakab xalleefsan oo alaabta biraha, dhoobada iwm dusha laga mariyo oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigo."

Qeexid Kale

ld dheedid.

Qeexid Xigta

Dhammaajo (xabog).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeh oo kali ah:
  • Telesom waxay noqotay muraayad laga dheehan karo in dadku wax wada-yeelam karaan, taas oo keentay inay wax weyn ku biiriso dhaqaalaha, horumarka iyo shaqo abuurista dalka.
  • Sidaas darteedna wiilkaas uusan helin barbarian iyo xannaano waalideed ee ay ku dheehan tahay jaceyl, taakuleyn, naxariis.