Qeexid

"Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro."

Qeexid Xigta

Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheef oo kali ah:
  • Hanti ka lunta iska daayoo wixii soomaaliyi lahayd iyo ajnebiba Muqdisho ayaa lagaga tegay, iyadoo ay dheerayd dheeftii dawladnimo ee isugu biyo shubatay reer Soomaliya.
  • In la jihaado maxaa laga dheefayaa? iyo halgan noocee ah ayaa maanta nala gudboon?