Qeexid

(f.g) Dheddig ka dhigid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheddigee oo kali ah:
  • Magacyadase aan qaadan labashaqlanaha waa sida: Magacyo gaar, astaamo iyo magacyo xarafkooda u dambeeya yahay alifka dheddigeed ama yahay qaabka kooxda badan.
  • Magacyadase aan qaadan labashaqlanaha waa sida: Magacyo gaar, astaamo iyo magacyo xarafkooda u dambeeya yahay alifka dheddigeed ama yahay qaabka kooxda badan.