Qeexid

"Neef dhays yeelasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaysi oo kali ah:
  • Go’aankaasina sida wararku sheegayaan waxa uu ka cadhaysiiyey masuuliyiinta gobolka ee iyagu xadhigga ninkaasi amray oo aan waxba kala socon go’aankaas.
  • Hadalkaasi, wuxuu ka cadhaysiiyay qaar ka mid ah dadka oo dayn ku yeeshay dawladda hoose intii Maayarkii hore joogay, isla markaana hore loogu carabaabay in mag-dhow loo siin doono dhul ku yaalla xaafadda Shacabka, iyo dhismayaal dawladda hoose leedahay.