Qeexid

"D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhays oo kali ah:
  • Dawladda Iraan ayaa waxaa aad uga cadhaysiiyey taageerada xagga afka ah oo ay dawladaha Britain iyo Maraykanku u fidiyeen ardayda mudaharaadeysa.
  • Yuusuf-Shaacir oo ay da’diisu gaadhayso ilaa dhawr iyo soddon sannadood waxa uu waraysi uu Haatuf siiyey ku sheegay inuu ilaa hadda tiriyey ilaa dhawr iyo soddon gabay inka badan, kuwaas oo uu sheegay inay ku salaysan yihiin waxyaalo kala duduwan.