Qeexid

"Meel bugta daawo marsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhayo oo kali ah:
  • "Ma dhayo Sheekh Shariif ha lagu taageero wax walba oo uu la yimaado, balse waxaan leeyahay halagu taageero inuu dalka diinta Islaamka ku xukumo" ayuu yiri Sheekh Cali Xaaji Yuusuf.
  • Afrika waa qaarad u dhaxaysa qaaradaha adduunka ee qadiimka ah, waana qaaradda labaad ee ugu wayn caalamka, iyadoo uu bedkeedu gaadhayo 30 malyuun oo km2.