Qeexid

Marinta dawo meel bugta la mariyo.

Qeexid Kale

ld dhayid.

Qeexid Xigta

Dufan weelasha iyo alaabta dusha laga mariyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaymo oo kali ah:
  • Weligeed dhan baa qaawanaa dhidibbadeediiye Xaajadu intay dhow dahay dhaymo leedahaye Shinkeedii markay dhaaftay bay keentay dhabandheebe Dhab-darro uma toosine nabsigu wuu dharaarsadaye.
  • Gabagabadii, waxaan dhamaantiin idiin balan qaadayaa in aan taladiina dhug iyo dhaymo u yeelan doono, aniga oo ku soo dhaweenaya qalbi furan iyo niyad san.