Qeexid
ld dhayladhufaamid.
ld dhayladhufaamid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -naday, -natay
Qeexid: Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga baxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhayladhufaanasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhayladufaan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhayla dhufaano. ld dhayladhufaanad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg dhayan. ld dhaynaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
Qeexid Xigta: Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax wasakh marin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaylo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ylay, -yshay
Qeexid: Neef yaraan ku qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dh. ah: weyl yar oo caato ah oo sacii laga maalay ee aan lagu dayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Qeexid Xigta: Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoolaha ama ugaarta yaryar hilibkooda jilicsan oo aan weli adkaan.
Qeexid Xigta: ld dhayl 1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -ynaa, -ynayd
Qeexid: Wax la dhayay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Qeexid Xigta: Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo markaas dhashay dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhardhaarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhayl2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhayli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]