Qeexid

"Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn."

Qeexid Xigta

ld dhaygagid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaygag oo kali ah:
  • Markii aan waday akhriska buuggan ayaa waxay indhahaygu aad ugu dhaygageen labadan eray LEFT MARGIN iyo RIGHT MARGIN oo uu C/raxmaan u helay erayo lagu beddelan karo oo Soomaaliya kana baarandagay.
  • Markii aan waday akhriska buuggan ayaa waxay indhahaygu aad ugu dhaygageen labadan eray LEFT MARGIN iyo RIGHT MARGIN oo uu C/raxmaan u helay erayo lagu beddelan karo oo Soomaaliya kana baarandagay.