Qeexid

ld dhayalsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhayalsad oo kali ah:
  • Haddaba, haddii arrimahan la dhayalsado ama sidii loo baahnaa wax looga qaban waayo, waxa cadowgeena u fududaanaysa in ay halkii ka sii wadaan dacaayadihii iyo naaneysihii ay xoolaheena ku sameyn jireen ee cuduro aan jirin ku sheegi jireen.
  • Mwai Kibaki Oo Ku Guulaystay 63% Doorashadii M/weynanimada Kiiniya Dil-Dilaacii Ubaxa Iyo Kacaankii Dhergiga Eedaadka soo maray umul baa Ilowdee Dadka isku Haysta Dhulka (Jagooyinka) Maxay Boolisku U Dhayalsadaan?