Qeexid

"Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado."

Qeexid Xigta

Duumo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxan oo kali ah:
  • Waxay ku sigatay inay dabaqa sagaalaad daaqadda ka booddo, kamase dhabayne iyadoon kabihii dhaxanta gashan bay albaab- ka isku qaadday.
  • Aan kuu yar saafee, Maxamed buugga wuxuu dhaxanta ka huwiyey callankii bulluugga ahaa oo Soomaali badan oo nool maanta ka dul babaday ama ay hadhsatay iyada oo ku han weyn, maalin gelinkeedaba ha ahaatee.