Qeexid

eeg dhaxalsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxalsiin oo kali ah:
  • Taasina waxay ina dhaxalsiisay inana dhaxalsiin doontaa dib-udhac joogto ah.
  • Taasi may dhaxalsiin inuu si buuxda u baaba'o oo tirtirmo midab takoorku, balse waxay waxbadan ka bedeshay tacadigii iyo bahdilidii lagu hayay dadak midoabk madow.