Qeexid

"Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxalsii oo kali ah:
  • Caalimka waxaa lagu gartaa oo u qira barayaashiisa inuu cilmi leeyahay, culimadii hore ee muslimiinta waxay ku dadaali jireen inay cilmigooda dhaxalsiiyaan ardaydooda.
  • Ninku markuu madax noqdo, saddex ninbaa u yimaadda oo ninba wax ula socdo ‘labada hore caynaano ayay leeyihiin, ninkase hunguriga la socda cidhib la’aan iyo ceebuu dhaxalsiiyaa Madaxda.