Qeexid

"Hantida qof dhintay looga haro."

Qeexid Xigta

Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxal oo kali ah:
  • Geed tegi jiray, gartii wuu yaqaan; laga dhiman jirayna, dhaxalkii wuu yaqaan', inta la yidhi, baa 'Gug' laysku yidhi.
  • Guddigan oo uu guddoomiye u yahay, Abwaanka caanka ah Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa shir-jaraa’id oo ay qabteen waxaa ka hadlay inta baddan xubnaha guddiga ah ee loo sameeyay Sabadka Dhaxaldhowrka Hadraawi.