Qeexid

"Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhax oo kali ah:
  • Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Shabaab oo ka dhacay degmada Yaaqshiid.
  • Waxaana waftiga Dowladu u qeybsamey labada beelood in dhinacba uu si gooniya ula kulamo, taas oo qeyb ka aheyd wajigii horre ee heshiisiinta beelaha colaadu ka dhaxeysay mudo dheer, kuwaas oo degan Deegaanka Cagaare.