Qeexid

"Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin."

Qeexid Xigta

Wax ka cabsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawrso oo kali ah:
  • Lech Kaczyski, kuwaas oo sumcad weyn iyo taageero kaga kasbaday shacbiga reer Poland hab-dhaqan dhawrsoon oo kooxdaasi ay dahaadh uga dhigeen himilooyinkooda siyaasadeed.
  • Laakiin xanjiinta saarnayd hadalada saddexdaa oday uma qaadanayno mid ay la qabaan dad badan oo suxufiyiin ah oo kulankaa ka qayb galay oo aanu filayno inay ka dhawrsoon yihiin weedhaha qaarkood.