Qeexid

"eeg dhawrsan. ld dhawrsanaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawrsanaan oo kali ah:
  • Arrinta dhawrsanaanta lagaga xayuubiyay Mr.
  • Si loo hor istaago musuq-maasuqa baabi’iyey anshaxa iyo dhawrsanaantii bulshada, waxa lagama maarmaan ah in shaqaalaha loo huro daryeel, xuquuq iyo mushahar ku filan, lana siiyo tababaro si aqoontooda kor loogu qaado.