Qeexid

"ld dhawrid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawris oo kali ah:
  • Waxaa iyana jira kuwo badan oo loo taxaabo xabsiyada wadamada carabta ee aan laga aqoon dhawrista xuquuqda iyo sharafta qofka bani’aadamka ah.
  • Miyaanay waajib inagu ahayn dhamaanteenba dhawrista, ilaalinta iyo dhaqangalinta dastuurka iyo xeerarka aynu dhiganay?