Qeexid

"Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawr oo kali ah:
  • U kala-guurka labadaas heer-dhaqammeed loo kala guuraa wuxuu u baahan yahay muddo dheer, aad u dheer- ugu yaraan dhawr facaad oo magaala-joognimo ay weheliso hab dawladeed oo casri ah oo lagu hoos nool yahay.
  • “Dakhliga halkan ka soo baxa dadku afka way ka dhawraan ee dawladda dhexe ayaa qaadata,” ayuu yidhi.