Qeexid

"ld dhaawo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawo oo kali ah:
  • Intii uu Garaadku ku sugnaa garoonka dayuuradaha ayaa waxa la gudoonsiiyey ubaxyo badan oo ay gudoonsiiyeen gabdhaha Soomaaliyeed, iyaga oo ku luuqeynayey soo dhawoow Garaad.
  • Waxa lagama maarmaan ah in la dhawro maskaxda curdinka ah inay ku sii waarta dabicii inay adkaanayso, oo aan lagu cuyubin wax dhawoweli kara.