Qeexid

"ld dhoweyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaweyn oo kali ah:
  • Behuko Brighye ayaa saxaafada u sheegay inay soo dhaweynayaan xili kordhinta loo sameeyay ayna ku faraxsan yihiin in howlahooda ay kasii wadaan Somalia.
  • Sarkaal u hadlay ururka Ashabaab ee Gobolkaasi Geddo ayaa sheegay inay mas'uulka isu soo dhiibay uu qeyb ka yahay cafis ay u fidiyee mucaardkooda cidii ka faa'iideysatana ay soo dhaweynayaan.