Qeexid

"ld dhaawan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawan oo kali ah:
  • Afhayeenka ayaa sheegay in ay ku raad joogaan ciidamada Booliska kooxihii ka danbeyay dilkasi loo geystay Marxuum Celbaraf, dhawanna sharciga la horgeyn doono.
  • Sidoo kale Caddoow; wuxuu sheegay in khilaafka hadda ka dhextaagan Maxkamadaha iyo Al-shabaab uu yahay mid ka imaanaya dhanka hogganka labada dhinac, dhawanse ay isku meel u wada jeesan doonaan.