Qeexid Kale

ld dhawaaq1 (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawaaqid oo kali ah:
  • Dadka Soomaaliyeed ee Waqooyiga oo afar dharaarood ku naallooday gobanimo kuna raaxaystay saxan-saxada xorriyadda waxay u heellanaayeen ku dhawaaqidda iyo dhalashada Jamhuuriyad Soomaaliyeed mid ah xorna ah.
  • Sida ay u badantahay, waxay noqon doontaa in loo bato dhinaca la is leeyahay ku dhawaaqiddeeda ayaa fudud ama "wey dhadhameysaa".